Taariikhda Itoobiya

Taariikhda Itoobiya

History164565
Jun 14, 2022
  • 5.6 MB

    Tamanho do arquivo

  • Android 4.1+

    Android OS

Sobre este Taariikhda Itoobiya

Língua somali (soomaaliga)

Itoobiya sida rasmiga ah loo yaqaanno Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya, waa wadan ku yaal Geeska Afrika, waxa uuna xuduud la leeyahay wadamada Jabuuti, Suudaan, Ereteriya, Soomaaliya iyo Kiinya. Caasimada Itoobiya waa Addis Abeba. Wakhtiga gumeysiga, dagaal badan baa udhaxeeyey dawladda Darwiish ee abaanduul guud ka ahaa Ismaaciil Mire iyo Menelik II.

Itoobiya waa wadan weyn oo bad laheen, waxa uu leeyahay 4 wabi oo waaweyn kuwaas oo kala ah:- wabiga Niil, omo, Awash, iyo Wabiga Shabeelle. Itoobiya markeeda hore waxaa la dhihi jiray (Abessinia), laakiin waxaa lagu bedelay itoobiya, oo micnaheedu yahay (mugdi ama waji gubtay). Waayadii hore madaxdii gariis iyo Roman. waxee la shaqeen jireen madaxda itoobiyaanka.

Mostrar mais

Novidades em 1.0 mais recente

Last updated on Jun 14, 2022
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Mostrar mais

Vídeos e capturas de tela

  • Taariikhda Itoobiya Para Trailer oficial
  • Taariikhda Itoobiya imagem de tela 1
  • Taariikhda Itoobiya imagem de tela 2
  • Taariikhda Itoobiya imagem de tela 3
  • Taariikhda Itoobiya imagem de tela 4
  • Taariikhda Itoobiya imagem de tela 5
  • Taariikhda Itoobiya imagem de tela 6
  • Taariikhda Itoobiya imagem de tela 7

Versões Antigas de Taariikhda Itoobiya

APKPure ícone

Baixar de Forma Rápida e Segura via APKPure App

Um clique para instalar arquivos XAPK/APK no Android!

Baixar APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies