关于Jaamacadaha
Appka jamacadaha waxana ka heli kartaa dhammaan jaamacadaha dalka
Appka Jaamacadaha waa program Bilaash(Free)ah fududeynaya isku xirka jaamacadaha iyo ardayda cusub ee daneyneysa ku biirida jaamacada。
Qeybta Jaamacadaha
Jaamacadaha waxay soo gelin karaan fakaltiyada ay bixiyaan,warbixin ku saabsan xogta guud ee jaamacada sida Vision,Mission,about iyo Meelaha jaamacada lagala soo xiriiri karo。
Sidoo羽衣甘蓝jaamacadaha waxay soo gelin karaan muuqaal guud oo kusaabsan jaamacada ama muuqaal loogu tala galay entrance ka cusub ee sanad dugsiyeed kasta ku haboon iyadoo Muuqaalka la dhigayo Chanelka Youtube ka jaamacada kadibna lagu xirayo Appka。
Jaamacada waxay kaloo soo gelin karaan fursadaha deeqda waxbarasho ee ay hayaan sida全额奖学金iyo折扣。
Jaamacadaha,蜡烛,照片,照片,照片,照片
Jaamacadaha Waxay toos ugu xiri karaan Appka Jaamacada ay leedahay ama in Appka Jaamacadaha ay u istcmaasho meel ay ardayda Natiijooyinka imtixaanka。
Jaamacadaha waxaa la siinayaa tababar ku saabsan sida ay uga faa'ideysan karaan Appkaan,una soo gashan karaan xogaha jaamacada,sidoo kalana ula socon karaan Ardayda soo codsatay jaamacada。
Qeybta Ardayda Dhigata ama ka qalin jabisay Jaamacadaha
Ardayda dhigata jaamacadaha ama ka qalin jabisay waxay soo gelin karaan Tusmooyin ku saabsan waxa jaamacada ka barteen,kana f'ideen sidoo kalana waxay kuusoo dhawyn karaan uguna baaqi karaan kuusoo biirida Jaamacada ay dhigtaan。
Sidoo羽衣甘蓝ardayda waxay ka heli karaan Su'aalo iyo Jawaabo Aqoon korosi ah oo ku saabsan fakaltiyada ay dhigtaan。
Ardayda Jaamcadaha waxay kaloo kala socon karaan Seminaarada iyo Tababarda ay bixiyan hay'adaha,Shirkadaha ama jaamacadaha羽衣甘蓝。
Qeybta Ardayda Cusub
Ardayda ama waalidiinta iyo guud ahaan bulshada inteeda kale waxay si fudud uga baari karaan xogta jaamacadaha oo muqaal iyo qoraal ah sida Fakaltiyada,Fursadaha waxbarasho iyo xogta guud ee jaamacadaha。
Ardayda waxay kaloo ka heli karaan Tuamooyinka ay jaamacadaha ka bixiyeen Ardayda ka qalin jabisay ama dhigata jaamacdaha,sida Magaca ardayga,Fakaltiga uu bartay,Halka uu kashaqeeyo iyo wuxuu jaamacada ka faa'iday kana kororsaday intuu dhiganayay。
Ardayda waxay kaloo ka heli karaan talooyin ku saabsan doorashada Fakaltiyada,Baraarujinta Hab dhaqanka jaamacadaha,Maahmaayo waxbarashada ku saabsan,Waxaad kala socon kartaa tirade iyo tayada jaamacadaha gobolka banaadir iyo gobolada kale。
Waxaad kaloo ka heli kartaa Fursadaha waxbarashada dibada sida dalalka Turkiga,Uganda,Bangaldesh,Malasia,Pakistaan,Ruushka iyo Wadamo羽衣甘蓝。
最新版本2.5的更新日志
Waaxd fariin toos ah ugu diri kartaa Jaamacada