Taariikhda Itoobiya

Taariikhda Itoobiya

History164565
Jun 14, 2022
  • 5.6 MB

    File Size

  • Android 4.1+

    Android OS

About Taariikhda Itoobiya

Somali language (Soomaaliga)

Itoobiya sida rasmiga ah loo yaqaanno Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya, waa wadan ku yaal Geeska Afrika, waxa uuna xuduud la leeyahay wadamada Jabuuti, Suudaan, Ereteriya, Soomaaliya iyo Kiinya. Caasimada Itoobiya waa Addis Abeba. Wakhtiga gumeysiga, dagaal badan baa udhaxeeyey dawladda Darwiish ee abaanduul guud ka ahaa Ismaaciil Mire iyo Menelik II.

Itoobiya waa wadan weyn oo bad laheen, waxa uu leeyahay 4 wabi oo waaweyn kuwaas oo kala ah:- wabiga Niil, omo, Awash, iyo Wabiga Shabeelle. Itoobiya markeeda hore waxaa la dhihi jiray (Abessinia), laakiin waxaa lagu bedelay itoobiya, oo micnaheedu yahay (mugdi ama waji gubtay). Waayadii hore madaxdii gariis iyo Roman. waxee la shaqeen jireen madaxda itoobiyaanka.

Show More

What's new in the latest 1.0

Last updated on Jun 14, 2022
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Show More

Videos and Screenshots

  • Taariikhda Itoobiya for Android official Trailer
  • Taariikhda Itoobiya screenshot 1
  • Taariikhda Itoobiya screenshot 2
  • Taariikhda Itoobiya screenshot 3
  • Taariikhda Itoobiya screenshot 4
  • Taariikhda Itoobiya screenshot 5
  • Taariikhda Itoobiya screenshot 6
  • Taariikhda Itoobiya screenshot 7

Old Versions of Taariikhda Itoobiya

APKPure icon

Super Fast and Safe Downloading via APKPure App

One-click to install XAPK/APK files on Android!

Download APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies