Jaamacadaha hakkında
Appka jamacadaha waxana ka heli kartaa dhammaan jaamacadaha dalka
Appka Jaamacadaha waa programı Bilaash (Ücretsiz) ah fududeynaya isku xirka jaamacadaha iyo ardayda cusub ee daneyneysa ku biirida jaamacada.
Qeybta Jaamacadaha
Jaamacadaha waxay soo gelin karaan fakaltiyada ay bixiyaan, warbixin ku saabsan xogta guud ee jaamacada sida Vizyon, Misyon, iyo hakkında Meelaha jaamacada lagala soo xiriiri karo.
Sidoo kale jaamacadaha waxay soo gelin karaan muuqaal guud ooo
Jaamacada waxay kaloo soo gelin karaan fursadaha deeqda waxbarasho ee ay hayaan sida Tam Burslu indirimli.
Jaamacadaha waxay ardaydooda ku ogeysiin karaan ama ugugudin karan Dhacdooyinka, Lacag bixinta, Seminaarada iyo Xafladaha iyadoo Bildirimler ahaan uu si fudud ugu gaarayo dhammaan ama ardayda Jaamacada kaliya.
Jaamacadaha Waxay, Appka Jaamacada'da bir arkadaş daha yaptı. Ve Appka Jaamacadaha'da bir arkadaşım oldu.
Jaamacadaha waxaa la siinayaa tababar ku saabsan sida ay unga faa´ideysan karaan Appkaan, una soo gashan karaan xogaha jaamacada, sidoo kalana ula socon karaan Ardayda soo codsatay jaamacada.
Qeybta Ardayda Dhigata ama ka qalin jabisay Jaamacadaha
Ardayda dhigata jaamacadaha ama ka qalin jabisay waxay soo gelin karaan tusmooyin ku saabsan waxa jaamacada ka barteen
Sidoo kale ardayda waxay ka heli karaan Su’aalo iyo Jawaabo Aqoon korosi ah oo ku saabsan fakaltiyada ay dhigtaan.
Ardayda Jaamcadaha mumay kaloo kala socon karaan Seminaarada iyo Tababarda ay bixiyan hay’adaha, Shirkadaha ama jaamacadaha lahana.
Qeybta Ardayda Cusub
Ardayda ama waalidiinta iyo guud ahaan bulshada inteeda lahana waxay si fudud uga baari karaan xogta jaamacadaha oo muqaal iyo qoraal ah sida Fakaliyada, Fursadaha waxbarasho iyo xogta guud ee jaamacadaha.
Ardayda waxay kaloo ka heli karaan Tütsülemeli cayır cayır cayır cayır cayır cayır cayır cayır cayır cayır cayır cayır cayır cayır cayır cayır cayır cay can c c c a c c a c c a c c c c o c c c c o c c o c c o n c o n c o n c c z n c c n c c n ar u c c z n c c n c c n ar Ar Ar c c c c o c c z n c o n c o c c o c o c o c c o c c o c o c o c o c o c o f o f S f o c c o f o f o baa o cu
Ardayda waxay kaloo ka heli karaan talooyin ku saabsan doorashada Fakaltiyada, Baraarujinta Hab dhaqanka jaamacadaha, Maahmaayo waxbarashada ku saabsan, Waxaad kala socon kartaa tirade iyo tayada
Waxaad kaloo ka heli kartaa Fursadaha waxbarashada dibada sida türkçe türkçe, Uganda, Bangaldesh, Malasia, Pakistaan, Ruushka iyo Wadamo lahana.
What's new in the latest 2.5
Waaxd fariin toos ah ugu diri kartaa Jaamacada
Jaamacadaha APK Bilgileri
Jaamacadaha'in eski sürümleri
Jaamacadaha 2.5
Jaamacadaha 2.4

APK Uygulaması ile Süper Hızlı ve Güvenli İndirme
XAPK/APK dosyalarını Android'e yüklemek için tek tıkla!