Dugsiga Al-Macrifa

Dugsiga Al-Macrifa

  • 5.1

    Android OS

Sobre este Dugsiga Al-Macrifa

Material escolar waa madal loogu talagalay ardada, macalimiinta iyo waalidiinta.

Macalinku wuxu ku qaadi karaa atendenciga ardada, sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka.

Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale, natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi.

Ardayga ayaa heli doona dhamman xog walba oo isaga ku saabsan sida imtixaanadkiisa, xuduurkiisa, lacag bixntiisa, jadwalka imtixaanada iyo jadwalka xisooyinka.

Aplicação-kaan waxaa desenvolve gareeyay shirkada ICT-da ee Jamhuriya Technology Solution (Jtech).

Mostrar mais

Novidades em 1.0.0 mais recente

Last updated on Nov 26, 2024
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Mostrar mais

Vídeos e capturas de tela

  • Dugsiga Al-Macrifa Cartaz
  • Dugsiga Al-Macrifa imagem de tela 1
  • Dugsiga Al-Macrifa imagem de tela 2
  • Dugsiga Al-Macrifa imagem de tela 3
  • Dugsiga Al-Macrifa imagem de tela 4
  • Dugsiga Al-Macrifa imagem de tela 5
  • Dugsiga Al-Macrifa imagem de tela 6
  • Dugsiga Al-Macrifa imagem de tela 7
APKPure ícone

Baixar de Forma Rápida e Segura via APKPure App

Um clique para instalar arquivos XAPK/APK no Android!

Baixar APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies