Hal-Abuur Zeko


1.0 por Soomaal Tech
Feb 20, 2018

Sobre Hal-Abuur Zeko

Cabdirisaaq waa hal-abuur da'a yar oo ku nool Magaalada Hargeysa.

Murtida uu hal-abuuray waxa ka meados ah:

- Diinkuba talaabuu rogaa TAAG yaraan socodo

- Meel tuuryo gaadhuu ku Tagi Toban dharaaroode

- goostaaye Tiigsi iyo hanbuu leeyahoo talo ku

- Adigoo ka tamar Weyn maxaa talogal kuu diiday

Waxa couve oo ka meados ah:

- Hawada sare xidiga joogiyo, Adoo dayaxa hiigsanaaya.

- Ha Siin hawadan sokeysa, hankaaga daruurta jooga.

- U feno hiigsiga naftaada, halkii Shishe EEY u jeeday.

- Si aad himilada u gaadho, u fuul haadiyo galaydhka.

Iyo Qaar couve oo Badan, oo aad ku dhex arki doonto App-ka ...

Informações Adicionais do Aplicativo

Última versão

1.0

Enviado por

Luiz

Requer Android

Android 2.2+

Mostrar mais

Usar o APKPure APP

Obter o APK da versão antiga de Hal-Abuur Zeko para Android

Baixar

Usar o APKPure APP

Obter o APK da versão antiga de Hal-Abuur Zeko para Android

Baixar

Alternativa de Hal-Abuur Zeko

Obtenha mais de Soomaal Tech

Descobrir