Sanguni General Trading LLC

  • 9.5 MB

    Tamanho do arquivo

  • Android 4.3+

    Android OS

Sobre este Sanguni General Trading LLC

Sanguni app waa sida ugu fudud ed ku heli karto adeegyadaada sida eletrônica-ka

Sanguni app waa app kuu suura galinaya inaad ka hesho baahiyahaaga oo dhan sida eletrônica iyo estacionário iyo wixii agab ah eed aduunka uga bahato oo tayaysan. Sanguni waxey kuugu adeegeysaa adigoo gurigaga ama goobtaada ganacsi jooga.

Shirkada sanguni cera kuu balan qadaysa inay fadhigaga kugu keento alaabaha aad ka dalbatay sida ugu dhaqsiyaha badan.

Agabyada ay sanguni kuuhayso waxaa kamida telefone fixo, celulares, laptops / desktops, câmera, impressora, toner, cartucho de tinta, TV, laptop de bolsa, sistema de segurança CCTV, atendimentos, iwm de segurança de porta.

Sanguni cera caan kutahay dalabaadka khaaska ah ee deg dega ah wixii aad dalka gudihisa ka waydo sanguni cera kuugu kenaysa mudo gaaban idanka alleh.

Siduu u shaqeeyo App ka Sanguni

Suuqa linha ka ah ee Sanguni General Trading LLC waxaad ka heleysaa dhamaan noocyada kala duwan ee Eletrônica-ka iyo Stationaryga, waxaad ka iibsan kartaa intaad doonto waxaadna ku bixina kartaa lacagta qaabkasta ee kuu suurtagal ah, App ka Sanguni markaad la soo dagto waxaad kala Socon kartaa qiima dhimis kasta ee aan sameyno iyo noocyada Eletrônica-ka cusub ee aan keenno adigoo goobtaada joogo.

Si fudud ku Baixar app gareyso ka Sanguni oo ka adeego goor kasta iyo meelkasta ee aad joogto.

Qofka appka sanguni cera kagata wuxuu helayaa qimo dhimis gaar ah.

Agabyada é sanguni kuuhayso waxaa kamida (aplicativo / loja de comércio eletrônico Sanguni)

1. telefone fixo

2. celulares:

uma. Iphone

b. Samsung

c. Nokia

d. Ipad ama tabs

3. Computador

A. laptops

b. tudo em um

c-desktop

4. Impressoras e toners / tinta

5. Eletrodomésticos

6. Câmera / acessórios

8. Sistema de segurança (CCTV)

9. Presenças

10. Segurança da porta

Waxey muhiimada saareysaa Sanguni General Trading LLC:

uma. Inay ka haqabtirto bulshada baahida Iyo eletrônico estacionário ay qabaan.

b. Iney u keento hadba wixii cusub.

c. Inay ku adeegan karaan bulshada hab online waliba casri ah kuna bixin karaan lacagta (EVC +, E-DAHAB, SALAM BANK, COMERCIANTE)

Mostrar maisMostre menos

Novidades em 3 mais recente

Last updated on Dec 30, 2020
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

Informações sobre Sanguni General Trading LLC APK

Última Versão
3
Categoria
Corporativo
Android OS
Android 4.3+
Tamanho do arquivo
9.5 MB
Desenvolvedor
SOSTEC Technologies
Downloads seguros e rápidos de APK no APKPure
O APKPure usa verificação de assinatura para garantir downloads de APK Sanguni General Trading LLC sem vírus para você.

Versões Antigas de Sanguni General Trading LLC

Baixar de Forma Rápida e Segura via APKPure App

Um clique para instalar arquivos XAPK/APK no Android!

Baixar APKPure