Actualizado el 25/02/2021
appkan wa app ay isticmaali karan dhamaan ardada dhigata Dugsiga hose dhexe iyo sare ee Darulhijra, sido kale ardada waxaa ay kala soconkaran appkan howlaha iyo adeegyada ay dugsiga u hayso ardada sida Natiijada imtixanka, dhaqdhaqaaqa lacag bixinta iyo in kalo badan