Tentang Hilaad
Hilaad waa suqa ganacsiga ee ugu wayn Somaliland!
Hilaad waa barnaamij cusub oo kuu ogolaanaya inaad iibiso oo iibsato gawaarida, guryaha iyo wax kasta - telefoonada, dharka, boorsoyinka, hilibgeel ama kuraasta, sida dhamaan Somaliland looga arki karo!
Xayeysiiskaaga ku soo dir muddo ka yar hal daqiiqo!
1. Dooro waxa aad iibineyso
2. Sawirro ka qaad wahad iibinayso
3. Qor sharaxaad, qiimaha iyo gobta
Iyo daqiiqado, dhammaan Somaliland waxay arki kartaa waxaad iibinayso!
Qofka raadinaya waxad iibinaysa ayaa kula soo xiriiriya.
Soo hel gurigaaga xiga si aad u iibsato, kireysatid, gaari ama wax kasta Hilaad!
What's new in the latest 2
Last updated on 2019-10-24
Horumar
Informasi APK Hilaad
Unduh APK dengan Aman dan Cepat di APKPure
APKPure menggunakan verifikasi tanda tangan untuk memastikan unduhan APK Hilaad yang bebas dari virus untuk Anda.

Pengunduhan Super cepat dan aman melalui aplikasi APKPure
Sekali klik untuk menginstal file XAPK/APK di Android!