Informazioni su Xeel-Daaq
xeelDAAQ, waa hage ku baraaya sidii e ti parlo di tutti i miei amici.
xeelDAAQ, waa hage si kooban kuu tusaaya dhacdooyinka
suurogalka ah ee aad la kulmi karto, hayaanka-hawleed intaad
ku gudajirto. Marleyna ma aha inay kuwaa laftoodu dhacaan
ama inay dhici doonaani. Dhugo oo kaliya, dabeedna qaado
go "aankaaga. Waa saddex miduun aragti ahaan oo waa: hadal, hawl iyo waxqabad, ama hiil. Xeeldaaqna waa intaba.
Bahda qalinlayda iyo gole aqooneed kasta waxa dhex iyo nud u
ahi waa boorrin iyo tusaalayn. Waana gudbin ujeedadoodu iyo
Inay Baahiyaan Wixii Kastee è Gartaan Samo Iyo Inuu
ogaansho u qalmo. Qormaduna intaasi yuunbay ka duulaysaa,
oo waxa ula-jeedadu tahay in dhalinyar badani ku dhiirato
bilawga arrin u gaara, iyo abbaabulka hawl is is good
yeeshaan maaraynteeda. Hab raacu waa kala gedismi karaa
venerdì ayaamihii tagay werinayaan. Lama hayo jid toosan oo
laysla yaqaano inuu dhab u daadihiyo guusha, mana jiro mid ka
ag dhow oo isna yeedhiya meerisyadda è cawda saldhiga ahi
Ka Tolan Tahay. Hubaashii se, dhabbada la maraayo, hubka il sito iyo gunaanadka intaba waa lagu kala gedisan yahay. Cid kastoo tidhaahda jarranjaradaa qaad, iyo taa kale u marna run may sheegin. Layskaga mid maaha xagna, oo lagama midaysna humaaga kore mooyee wax kale. Kaliya waxa la wadaagaa waa hanaanka qorshaymeed, hab-samida iyo rabitaanka guusha.
What's new in the latest 5.0
Muuqaalka guud oo aanu qurxinnay...Iyo Woxogaa Ads ah oo aanu ku darnay...
Informazioni sull'APK Xeel-Daaq
Vecchie versioni di Xeel-Daaq
Xeel-Daaq 5.0
Xeel-Daaq 4.0
Download super veloce e sicuro tramite l'app APKPure
Basta un clic per installare i file XAPK/APK su Android!