
Caawiye Q&a
10.0
1 レビュー
76.0 MB
ファイルサイズ
Android 6.0+
Android OS
このCaawiye Q&aについて
Caawiye Q&A waa application la isku wedaarsado su'aalo aqooneed iyo Jawaabaha
Caawiye Q&A waxay doonaysaa inay u ogolaato qof walba inuu si fudud u wadaago aqoontiisa iyo habkiisa si loo kordhiyo tirada guud ee aqoonta laga heli karo aduunka. Marka aan koreyno, waxaan awood u yeelan doonaa inaan bixino dhagaystayaal badan iyo qoraayaal waaweyn, kuwaas oo dabooli doona mawduucyo badan, oo saameyn weyn ku yeelan doona adduunka.
Waxaan rajeyneynaa inaan noqono maktabad ku saleysan meel ay boqolaal milyan oo qof u aadaan si ay u bartaan oo ay ula wadaagaan wax kasta oo ay yaqaaniin. Si taas loo sameeyo waa inaan balaadhinaa. Maanta caawiye waa su’aal iyo jawaab, laakiin taasi maaha qaabka ugu fiican ee aqoonta oo dhan. Sifooyin kale ayaa lagu dari doonaa si tartiib tartiib ah markaan kor u qaadno. Waxaas oo dhan waxaa hagi doona hadafkeena iyo hadafka bulshadeena.
最新バージョン 5.2.0 の更新情報
Improved App performance
Fixed Group error
Fixed fetching questions
Added Feedback support
Improved UI Design
Updated Logo and icon
Improved translation