このIIBGEE Somalia - Sell & Buyについて
馬doonaysaa inaad badeecad AMA adeeg KA iibiso Soomaaliya?スヨンは、App-館をdagso。
Ma haysaa shay aad waqti yar isticmaashay, oo aad rabto inaad gaddo?
Waxa kaliya oo aad u baahan tahay inaad soo dagsato iibgee.com app, oo aad sawiro ka qaaddo badeecadaada, ka dibna aad ku xayaysiiso www.iibgee.com
Ma raadinaysaa badeecado iyo adeegyo?
Sidoo kale waxa kaliya oo aad u baahan tahay in aad gasho barta internetka ee www.iibgee.com, ama aad app-ka furto oo aad ka raadiso dhamaan waxii adeeg iyo badeecado ah oo aad ka raadinayso Soomaaliya.
Maxay kaa caawin kartaa app-kan iibgee.com?
+ Badeecaddada iyo adeegaaga si sahlan u xayaysii.
Shayga aad gadayso sawir ka qaad oo soo gali in 2 daqiiqo ka yar iibgee.com, adiga oo isticmaalaya app-kan.
+Si sahlan mobaylkaaga uga eeg badeecadaha iyo adeegyada Soomaaliya dhexdeeda adiga oo adeegsanaya app-kan.
+ Si sahlan noola soo xariir si aan kuu caawino, hadii aad gadayso badeecad iyo adeeg adiga oo nagala soo xariiraya app-kan casriga ah.
Waa waqtigii aan mobaylkeena uga faa’iidaysan lahayn inaan ku ganacsano. Booqo www.iibgee.com.
Hadii aad caawinaad uga baahan tahay isticmaalka App-kan, nagala soo xariir: [email protected]