카 아이보 (Iibso Iibso) 데이터 인터넷 어플 리케이션에 대한 설명 데이터
Waxaad ka iibsan kartaan xirmooyinka SomNet. Hada kadib uma baahnid in aad cid la hadashid ama qarash telefan ku bixisid si laguugu shubo xirmo SomNet hadii aad isticmaashaan Iibso Data Internet app. Sidoo kale ka waxaad ka heli doontaa Adeegyada EVC Plus, ANFAC iyo Artimet