ATA agency

ATA agency

Duuliye
Jul 8, 2023
  • 12.3 MB

    Saiz Fail

  • Android 7.0+

    Android OS

Mengenai ATA agency

ATA - persatuan perdagangan syarikat penerbangan

Kusoo Dhawoow Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada Casriga Ah ee ATA

Persatuan Perdagangan Syarikat Penerbangan ( ATA ) waa Shirkaddii ugu Horeysay ee meel qura isugu keentay adeegyada Duulimaadyada Casriga ah ee Dalka & Dibadda.

Shirkadda ATA waxaa ku mideysan guud ahaan Shirkadaha Diyaaradaha ee ka hawl gala dalka. sidoo kale ATA waxa ay wadashaqeyn & xariir dhaw la leedahay inta badan Shirkadaha Diyaaradaha Caalamka

Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada casriga ah ee ATA ayaa hergelisay markii ugu horeysay Nidaam casri ah oo ay musaafiriinta Soomaaliyeed ay kawada heli karaan guud ahaan duulimaadyada dalka & dibadda.

Hadafka Shirkadda ATA waa iney daboosho isla markaana casriyeyso baahiyaha adeeg bixinta duulimadyada gudaha iyo dibadda iyo isku xirka nidaamka duulimadyada gudaha dalka iyo kuwa calaamka.

Haddaba Haddii aad leedahay Ejen Pelancongan Halkan setiap hari Aplikasi-agensi ATA atau nama pengguna & kata laluan-kata laluan.

Fiiro Gaar Ah: Haddii aadan wali Helin User-kaaga Fadlan Nagala Soo xariir Numberkan:

marka aad soo gasho app-ka waxa halkan kaaga soo muuqan doona xogta xafiis-kaaga Tikidhada aad jartay & sidoo kale kuwa aad canceshay. ku dul dhufo halkan si aad u hesho xogta oo faah-faahsan. sidoo kale si aad ugu jarto Tikidh Macmiil fadlan ku dhufo halkan ay calaamada diyaaradda kaaga muuqato

kadib halkan ka dooro magaalada uu macmiilka ka baxayo & magaalada uu safrayo sidoo kale halkanna ka dooro waqtiga bixitaan-ka. halkanna ka dooro inta qof ay yihiin macaamiisha aad tikid-ka U jareyso. Kadib ku dhufo halkan adalah dengan mencari "Cari Penerbangan".

Waxa aad sidoo kale si fudud qeybtan adalah dengan kata laluan "Penerbangan Berjadual" dan boleh didapati Duulimad-yada qorsheesan Isbuucan.

ka dhufo duulimaad-ka oo geli halkan Number-ka & Magaca macmiil-ka Safraya. ka dib u dooro macmiilka kursiga uu ka fadhiisan doono Diyaaradda oo geli halkan Email-ka lagu dirayo Ticket-ka.

Mudane waad kumahadsantahay wadashaqeyntaada Hufan waxa aanna kuugu bishaareynaynaa inaan Dhawaan bixin doono abaal

marinno qaali ah oo aan siin doono Agents-ka ugu isticmaal-ka badan Application-kan casriga ah ee ATA.

haddaba ka mid noqo xafiis-yada aan abaal-marin doono oo u door macaamiishaada Safar Raaxo Leh.

Sidoo kale haddi aad dooneyso in aad u safarto gobolada dalka amaba guud ahaan dunida oo dhan kaliya lasoo dag appka casriga ah ee ATA.

oo geli halkan magaalada aad ka safreyso, halkanna magaalada aad u sucoto, kadib dooro xilliga aad baxeyso isla markaana ka dooro halkan inta qof ee aad tihiin dhalin & dhallaan intaba. kadib ku dhufo "mencari penerbangan". waxa aad durbadiiba kuusoo baxaya inta duulimaad ee maalinkaa la heli karo iyo shirkadaha diyaaradaha ee u safraya magaalada aad u socoto.

sidoo kale waxa aad qeybtan si fudud kala socon karataa duullimaadyada soo socda ee dhawaan galka ah "Penerbangan Akan Datang"

haddaba macmiil lasoo dag app-ka casriga ah ee ATA oo noqo isitcmaalaha ugu horreeya ee mudnaanta gaarka ah yeelan doona.

Mahadsanid

Tunjukkan Lagi

What's new in the latest 1.3

Last updated on Jul 8, 2023
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Tunjukkan Lagi

Video dan tangkapan skrin

  • ATA agency penulis hantaran
  • ATA agency syot layar 1
  • ATA agency syot layar 2
  • ATA agency syot layar 3
  • ATA agency syot layar 4

Versi lama ATA agency

APKPure ikon

Muat Turun Super Pantas dan Selamat melalui Apl APKPure

Satu klik untuk memasang fail XAPK/APK pada Android!

Muat Turun APKPure
thank icon
Kami gunakan kuki dan teknologi yang lain pada laman web ini untuk menambah baik pengalaman anda.
Dengan klik mana-mana pautan pada halaman ini, anda bersetuju dengan Dasar Privasi dan Dasar Kuki kami.
Baca Yang Selanjutnya