Our website uses necessary cookies to enable basic functions and optional cookies to help us to enhance your user experience. Learn more about our cookie policy by clicking "Learn More".
Accept All Only Necessary Cookies

Mengenai Dhaweeye

rabto Halkad tag ku dhaweeye

Qaabka adalah diiwaangalinta

-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu ISU diiwaangalin karaa ama Isago Isku diiwan galinaya facebook ama google.

-Darawalka sido kale ayuu ISU diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga supaya aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.

Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye

1-Macaamiilka Ayaa dooran kara Meesha uu Rabo dalam la geeyo, kadib ayuu Arki Doona masaafada lagu tagi karo meeshas Iyo lacagta lagu geynayo, kadib ayuu dooran karaa nuuca Gaari u Rabo inuu raaco Hadii ay talian yihiin kadib waxuu ku xirmi Doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.

2-Dalabkada waxaa Arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca Gaari aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.

3- Dalbadaha Ayaa heli doono fariin ku saabsan dalam la diiday ama dalam la aqbalay.

4-Darawalka Ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo Meesha u ku suganyahy.

5-Dalbadaha Ayaa heli doono fariin ah dalam darwalka usoo socdo dhankiisa.

6-Dalbadaha Ayaa heli doono fariin ah dalam darawalka soo gaaray.

7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.

8-Darawalka waxuu Arki Doona jidka u ku socdo Iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo Meesha u dalbaday macaamiilka.

9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli Doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.

10 Ugu danbeen labadaba waxay aqbali Doonan warqada lacagta, sido kale pertengahan walba kan kale ayuu qiimeen ku samen Doona intii ay safarka ku wada jireen.

Apa yang baru dalam versi terkini 1.0.140

Last updated on May 15, 2024

Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

Terjemahan Memuatkan...

Maklumat APLIKASI tambahan

Versi Terbaru

Minta Dhaweeye Kemas kini 1.0.140

Dimuat naik oleh

Saliou Bah

Memerlukan Android

Android 4.4+

Available on

Dapatkan Dhaweeye melalui Google Play

Tunjukkan Lagi

Dhaweeye Tangkapan skrin

Juga tersedia untuk platform lain

Memuatkan Komen...
Bahasa
Langgan APKPure
Jadilah yang pertama untuk mendapatkan akses kepada pelepasan awal, berita, dan panduan permainan dan aplikasi Android terbaik.
Tidak, Terima kasih
Daftar
Berjaya berjaya!
Anda kini melanggan APKPure.
Langgan APKPure
Jadilah yang pertama untuk mendapatkan akses kepada pelepasan awal, berita, dan panduan permainan dan aplikasi Android terbaik.
Tidak, Terima kasih
Daftar
Kejayaan!
Anda kini melanggan surat berita kami.