Muat turun APK Selamat & Cepat di APKPure
APKPure menggunakan pengesahan tandatangan untuk memastikan muat turun APK Subac Quraan.2 tanpa virus untuk anda.
Subac Quran.2 Sadax Jalaad
Abkaan Waxaa Ku Jiro Subac Quraan 3 Jalaad
oo dhameystiran ee dhageysi fiican
Sida toilet adalah ticmaalo abkaan markii
aad subaca agrtid riix si uu kuugu soo boxo
oo aad u dhageysatid waxaa kaloo jirto di oow waxaba
iska badaleyn hadii uu talefoonka kuu soo dhaco
subacana meeshiisa ayoow kaaga socahaa
Subaca Quraanka waxaa noo Aqriyay Wadaado joogo Sood afrika
Kheer ilaah Ha Siiyo iyo Ajar Xasanaad Dhamantood
U soo Duceeya Wadaada Qeerka Aay soo Duubeen
Anakana Kuwii kheerka dhageysto insha alaah
intaas ka bacdi Waxaa Soo habeeyay Abkaan Cabdi cali (Bile)
Dadaal badan ayaan kubaxshay si aan u soo gudbiyo
Waa Mahadsantihiin
Satu klik untuk memasang fail XAPK/APK pada Android!