เกี่ยวกับ Dugsiga Al-micraaj
Schoolware waa madal loogu talagalay ardada , macalimiinta iyo waalidiinta .
Macalinku wuxu ku qaadi karaa Attendanciga ardada , sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka
Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale , natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi.
Ardayga ayaa heli doona dhamman xog walba oo isaga ku saabsan sida imtixaanadkiisa , xuduurkiisa , lacag bixntiisa , jadwalka imtixaanada iyo jadwalka xisooyinka
Application-Kaan Waxaa Develope Gareeyay Shirkada ICT-da ee Jtech.
What's new in the latest 1.0.1
Last updated on Jan 9, 2023
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
ข้อมูล Dugsiga Al-micraaj APK
ดาวน์โหลด APK ได้อย่างปลอดภัยและรวดเร็วบน APKPure
APKPure ใช้การตรวจสอบลายเซ็นเพื่อประกันการดาวน์โหลด APK ของ Dugsiga Al-micraaj ที่ปลอดไวรัสสำหรับคุณ

การดาวน์โหลดที่รวดเร็วและปลอดภัยเป็นพิเศษผ่านแอป APKPure
คลิกเพียงครั้งเดียวเพื่อติดตั้งไฟล์ XAPK/APK บน Android!