App kan waxaa loogu tala galay oo kaliya ardada dhigata dugsiga DarulHijra
App kan waxaa loogu tala galay oo kaliya ardada dhigata dugsiga DarulHijra oo ah dugsiga hose dhexe iyo sare. ardada waxa ay appkan kala socon karan howlaha dugsiga oo idil sida natijada imtixanka, dhaqdhaqaaqa lacag bixinta iyo in kalo badan