FanprojPlay waa app ay kuu soo diyaariyeen Aasaasayaasha Fanproj.net.
App-kaan wuxuu jeebkaada ku keenaayaa aflaamta hindiga, Hollywoodka oo, rawaaydaha, heesaha, musalsalada, wararka aflaamta iyo wararka ciyaaraha oo dhamaan af somali ah. Waxaa intaas sii dheer adigoon wax lacag ah bixinin ayaad daawankartaa dhamaan. Fanproj waa hoyga filimada afka somaliga.