Tabsamo Service waa app kuu suurtagalinaysa in ilbriqisiyo aad ku heshid adeegyada-da aad soo dalbatid adoon u baahnayn in qofna uu kusoo diro. Waxay u shaqaysaa qaab AUTOMATIC.
更多
最新版本1.3的更新日誌
Last updated on 2018年09月24日
Barmaajika kaliya ee ilbriqsiyo data kugu siin kara. Data-da waxay ka kala iman web-ka Salaam Bank iyo Dhaweeyaha labadaba kii soo hormara. Taasi oo ka dhigaysa in midkood hadii istaago inaysan shaqadu manual noqonaynin oo marwalba macaamiisha ay data-dooda ilbriqisyo ku helayaan. Waxaa udheer in kaarka ku hadalka Hormuud aad ku shuban kartaan adoo halkii dollar aad ku helaysid lacag hal dollar iyo tobon sent sidaasna aad ku heli kartid kaar ku hadal iyo kuwo sms ku dirsatid. Ka faa'idaysi wacan
Download APK on Android with Free Online APK Downloader - APKPure
Facebook
Twitter
Reddit
WhatsApp
LINE
Gmail
LinkedIn
Pinterest
Messenger
Telegram
感謝您的評分和反饋!
您已經評分了。
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience. By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.