在APKPure安全快速地下載APK
APKPure 使用簽章驗證功能,確保為您提供無病毒的 Tafsiirka Sh Nuurudiin.6 APK 下載。
Tafsiirka Quraanka Shiikh Nuurudiin Rooble
Abkaan Waxaa Ku Jiro 3 sadax jus oo tafsiirka quraanka
Jus.15 Israa ilaa Al Kahf
Jus.16 Maryam ilaa Daha
Jus.17 Anbiya ilaa Al Xaj
Sida loo is ticmaalo abkaan markii
aad surada agrtid riix si uu kuugu soo boxo
oo aad u dhageysatid
Quraanka waxaa noo Tafsiiray shiikh nuurudiin rooble
shiikha alaha u naxariisto
janadii alaha ka warabiyo kheerka oow ka tagay
u soo duceeye shiikha.
Abkaan Waxa Kuu Habeeyay Cabdi Cali Bile
Waa Mahadsantihin