IIBGEE Somalia - Buy & Sell

IIBGEE Somalia - Buy & Sell

Abdi Jiijiile
Jul 24, 2016
  • 760.1 KB

    فائل سائز

  • Android 2.3.2+

    Android OS

About IIBGEE Somalia - Buy & Sell

IIBGEE.COM - suuqa ganacsiga Somalia. Somalia/Somali selling and buying website.

Isticmaalka iibgee.com aad ayay u sahlan tahay.

Isticmaalka Websaydhka waa sidan: Websaydhka booqo; iska qor (Register); ka xayaysii badeecaddaada ama adeegaaga(Post an Ad), galina sawirada ganacsigaaga.

Ganacsato iyo gatayaal badan oo Soomaali ah ayaa maalinba maalinta ka danbaysa isticmaalaya iibgee.com. Noqo ganacsiga ugu horeeya ee ka faa’iidaysata websaydhkan casriga ah.

Sidoo kale, iibgee.com ka raadso: dhar, kabo, gawaari, hoteel, iskuulo, shaqo, adeegyo, elegtaroonig… iyo dhamaan badeecadaha iyo adeegyada ay soo gudbiyaan ganacsatada Soomaalida ee ka ganacsata dalka iyo dibadaba.

Hadii aad u baahan tahay sharaxaad dheeri ah oo ka hadlaysa iibgee.com ama aad u baahan tahay in laguu xayaysiiyo badeecad/adeeg, nagala soo xariir: [email protected]

www.iibgee.com is Somalia business classifieds, directory, online shopping app for Somali business. Sell your products and services in Somalia for free. Register/signup an account of iibgee and start selling your products and services in Somalia for free. There are many business from all parts of Somalia.

For more information contact us on: [email protected]

#Somalia, #Somali, #Somaliland #Puntland #Mogadishu #Hargaysa #Marka #Kismayo #Hiiraan #Baladweyn #Bosaso #SomaliaOnlineShopping #MogadishoOnlineShopping

مزید دکھائیں

What's new in the latest 1

Last updated on Jul 24, 2016
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
مزید دکھائیں

ویڈیوز اور اسکرین شاٹس

  • IIBGEE Somalia - Buy & Sell کے لیے Android آفیشل ٹریلر
  • IIBGEE Somalia - Buy & Sell اسکرین شاٹ 1
  • IIBGEE Somalia - Buy & Sell اسکرین شاٹ 2
  • IIBGEE Somalia - Buy & Sell اسکرین شاٹ 3
  • IIBGEE Somalia - Buy & Sell اسکرین شاٹ 4

کے پرانے ورژن IIBGEE Somalia - Buy & Sell

APKPure آئیکن

APKPure ایپکےذریعےانتہائی تیزاورمحفوظڈاؤنلوڈنگ

Android پر XAPK/APK فائلیںانسٹالکرنےکےلیےایککلککریں!

ڈاؤن لوڈ کریں APKPure
thank icon
ہم آپ کے صارف کے تجربے کو بہتر بنانے کے لیے اس ویب سائٹ پر کوکیز اور دیگر ٹیکنالوجیز کا استعمال کرتے ہیں۔
اس صفحے پر کسی بھی لنک پر کلک کرکے آپ ہماری رازداری کی پالیسی اور کوکیز پالیسی پر متفق ہو رہے ہیں۔
مزید جانیں