Hir iyo Hiigsi

Soomaal Technology
Oct 13, 2020
  • 16.1 MB

    Tamanho do arquivo

  • Android 4.1+

    Android OS

Sobre este Hir iyo Hiigsi

Hir Aqooneed Iyo Hiigsi Nololeed, Waa Qormo Ka Warameysa Arrimo Badan Oo Muhiima

Qormadani waa midhihii hawl muddo dheer qaadatay; waxay ka turjumaysaa baraarujin dhinacyo badan leh. Waxaanay ku curratay dareen horumar jacayl iyo himilo dheer ku salleysan; badheedhihiisuna uu yahay hanaqaadka geedisocod aqooneed oo ku gabagabooba guul, badhaadhe iyo nolol wanaagsan.

Dhiganahani waxa uu astaan ​​ollole u yahay, baahinta salka hore-usocodnimo iyo in cindiga bulshada lagu beero rajo; si looga jiro fudaydsiga yay inay dalka dillaalaan.

Hadalka ayaa wuxuu ku so ururayaa dhalinyarta, kuwaas oo ah isha kaliya ee ummadan. Qormadani waa hir aqooneed, o waxay soo bandhigaysaa arrimo iyo qodobo horreeya oo horumarineed; kuwaasoo ku dayasho iyo ka barashoba mudan. Sidoo kalena waa hiigsi nololeed, oo waxa ku sugira madhaafaan yo hogatusayaal lagu badhaadho oo em la dhabeeyaa são haboon tahay, kuwaasoo horkacaaya ifafaaleyaal

loo asteeyay sarreedada bulshooyinka.

Você pode obter um ka leeyahay, arrumando-o so jeedimo u gaar ah qoraha, oo ka duulaya wanaag, veja tudo aanay khasab ahayn em waafaqaa. Qoraha qormada ayaa mas'uul ka ah wax kasta oo khalad ka yimaada. Sidaasoo ay tahay, raaligelin buuxda ayaa waxaan ka bixinaynaa, wixii kasta ee eed 'yeesha; taasoo ah kaliya dhacdo oo aan loo kasin.

Waxaanu ka cuddur daaranaynaa wixii kasta ee la fahmi waayyo. Hawshu si fiican bay ku gunaanadantay; haseyeeshee, intii diyaarinta i abbaabulka qormadu é socotay, ayaa waxaa naga hor yimid caqabado dhowr ah. Ruggo-xogeedyada como você ama raadraaca umuuraha horumarinta, oo balaadhan awgeedna, waxaanu isku daynay inaanu kuwa ugu tayaysan wax kasoo xigano. Xogta qoran waxaa ka meados ah qeybo xigasho oo toos ah, waxaana weheliya jaantusyo; kuwaasi oo aanu si dhamaystiran uga raaligelinayno dadkii lahaa xuquuqdii lahaanshiyaha, waayo way noo suuro gali wayday inaanu si dhab ah u xaqiijino. Waxaanu se ka duulaynaa yool, oo waxaa halhayskayagu yahay hir aqooneed iyo hiigsi nololeed; halkaana waxaa ah waajib iyaná soo gudbino wixii kasta ee aanu bidno wanaag, cidii kastaa ha yeelato'e, anaga oo dhowrayna lahaanshiyaha.

Mostrar maisMostre menos

Novidades em 5.0 mais recente

Last updated on 2020-10-13
Waxaanu Ku Soo Kordhinay Muuqaalka Guud Oo Aanu Woxogaa Wax-KaBadal Ku Sameynay, Ads-na waanu ku soo darnay...

Versões Antigas de Hir iyo Hiigsi

Baixar de Forma Rápida e Segura via APKPure App

Um clique para instalar arquivos XAPK/APK no Android!

Baixar APKPure