Sheekh Isaxaaq
Sobre este Sheekh Isaxaaq
Sh.Isaxaaq wuxuu ku dhashay magaalada Samaara ee dalka Ciraaq sannadkii 488-Hijr
Entre Samaarra e ahaan jirtay Caasimada maamulka Cabbaasiyiinta sannadihii 221-278 Hijra (AD836-891) é um livro sobre caasimadda loo soo wareejin magaalada Bagdaad. Waxaana muuqata inuu Sheekh Isaxaaq maaaladaasi ku soo barbaaray, kuna bilaabay barashada diinta Islaamka yyo afka carabigaba.
Hate ahaatee duruufuhu umay saamixin inuu magaaladaasi ku sii noolaado. Waayo, isagoo weli caruur ah, ayuu awoowgii vai aansaday inuu Ciraaq ka haajiro oo uu iskaga guuro, si uu fogaado meelaha maamulkaasi ka wado cadaadinta iyo xasuuqa.
Qoraalada xilliyadaasi ka warramayaana, waxay e faahfaahsan u warramayaan cadaadiskii yyo xasuuqii lagu hayey dadka Aala-Baytka ah ee Xasan yyo Xuseen ku abtirsada, gaar ahaan culimada waaweyn.
Taasoo abuurtay inay culimo badani isqariyaan ama é ka haajiraan dalka Ciraaq.
Sannadkii 498 Hijra (AD1105) também Maxamed bin Xuseen oo Awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq ka soo haajiray magaalada Samaaraa ee dalka Ciraaq.
Waxaana a socday dhammaan xaasaskiisii, carruurtiisii, yyo wixii é sii dhaleen, oo isugeynta tiradoodu kor u dhaaftay 90 qof. Waxayna u soo haajireen magaalada Madiina. Sagaal vai ouvir saddex bahood kalá ayuu dhalay Maxamed bin Xuseen oo awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq.
Novidades em 3.0 mais recente
Muuqaalka Hore Oo Aanu Qurxinay...
Android 6 kana Waa Lagu Isticmaali Karaa Hadda...
Informações sobre Sheekh Isaxaaq APK
Versões Antigas de Sheekh Isaxaaq
Sheekh Isaxaaq 3.0
Baixar de Forma Rápida e Segura via APKPure App
Um clique para instalar arquivos XAPK/APK no Android!