Sobre este Wardi Tasbiix
tasbiixso Adkarta subaxa iyo galabta ka baro 99ka magac ee allah iyo macnahooda.
* Waxa uu leeyahay appkan astaamo la mid ah tan tirinta Tasbeexda dhabta ah.
* Waxay noqon doontaa kaaliyahaaga ugu weyn markaad samaynayso wardi tasbiix.
* Ha ka welwelin em tusbaxa guriga looga tagay.
* Waxa uu leeyahay appkan Adkaarta subaxa iyo galabta.
* Waxa uu leeyahay appkan 99ka magac ee allah iyo macnahooda.
99 Magac ee ALLE ama AsmaUlXusna waxay ka dhigan yihiin Magacyada ugu Quruxda badan (Allah). "Allah" waa magaca ugu sarreeya, rabbaaniga ah ee awoodda badan ee Alle SWT. Sagaalka iyo sagaashanka magac ee Alle waa sifada aAlle SWT. Waxaad ku baran doontaa mid kasta oo sharafta leh magaca ALLAH oo macneheedu yahay Afsoomali
App-ka waa sadaqo weligeed ah (Sadaqa Jariah). Marque o aplicativo wadaag que pode ser desativado para você xubnaha qoyskaaga..
Novidades em 1.0.2 mais recente
Fixed Bugs
Informações sobre Wardi Tasbiix APK
Versões Antigas de Wardi Tasbiix
Wardi Tasbiix 1.0.2

Baixar de Forma Rápida e Segura via APKPure App
Um clique para instalar arquivos XAPK/APK no Android!