Over Wardi Tasbiix
tasbiixso Adkarta subaxa iyo galabta ka baro 99ka magac ee allah iyo macnahooda.
* Waxa uu leeyahay appkan astaamo la mid ah tan tirinta Tasbeexda dhabta ah.
* Waxay noqon doontaa kaaliyahaaga ugu weyn markaad samaynayso wardi tasbiix.
* Ha ka welwelin in tusbaxa guriga looga tagay.
* Waxa uu leeyahay appkan Adcarda subaxa iyo galabta.
* Waxa uu leeyahay appkan 99ka magac ee allah iyo macnahooda.
99 Magac ee ALLE ama AsmaUlXusna waxay ka dhigan yihiin Magacyada ugu Quruxda badan (Allaah). "Allaah" waa magaca ugu sarreeya, rabbaaniga ah ee awoodda badan ee Alle SWT. Sagaalka iyo sagaashanka magac ee Alle waa sifada aAlle SWT. Waxaad ku baran doontaa mid kasta oo sharafta leh magaca ALLAH oo macneheedu yahay Afsoomali
App-ka waa sadaqo weligeed ah (Sadaqa Jariah). Markaa la wadaag app-kan asxaabtaada iyo xubnaha qoyskaaga..
What's new in the latest 1.0.2
Fixed Bugs
Wardi Tasbiix APK -informatie
Oude versies van Wardi Tasbiix
Wardi Tasbiix 1.0.2

Supersnel en veilig downloaden via de APKPure-app
Eén klik om XAPK/APK-bestanden op Android te installeren!