Downloads seguros e rápidos de APK no APKPure
O APKPure usa verificação de assinatura para garantir downloads de APK Xikmado sem vírus para você.
U ogolaaw 'Xikmado' em uu Noloshaada cera ka Badalo.
Xikmado waa App ka kooban Sawiro, Qoraalo, Sheekooyin iyo Xasuusin ku cera salaynsan Erayo Murti iyo ku ool Leh. Waxa uu leeyahay Dhiira-gelin maalinle ah oo aa kaa gacansiinaysa inaad Horay usocoto, iskana ilowdo wixii hore ee tagay !.
Xikmado App waxa uu kaa caawinayaa inaad:
- usocoto Horay
- Hesho Dhiira-gelin maalinle ah
- Garaadkaaga kobciso
- Isbaddel wanaagsan ku samayso Noloshaada
- Noqoto QOF Guulaystay.
Um clique para instalar arquivos XAPK/APK no Android!