Xikmado

Looskey
Aug 14, 2018
  • 8.0

    3 Recensies

  • 7.6 MB

    Bestandsgrootte

  • Android 4.1+

    Android OS

Over Xikmado

U ogolaaw 'Xikmado' in uu Noloshaada wax ka Badalo.

Xikmado waa App ka kooban Sawiro, Qoraalo, Sheekooyin iyo Xasuusin ku salaynsan erayo murti iyo wax ku ool Leh. Waxa uu leeyahay Dhiira-gelin maalinle ah oo aa kaa gacansiinaysa inaad Horay usocoto, iskana ilowdo wixii hore ee tagay !.

Xikmado App waxa uu kaa caawinayaa inaad:

   - Horay usocoto

   - Hesho Dhiira-gelin maalinle ah

   - Garaadkaaga kobciso

   - Isbaddel wanaagsan ku samayso Noloshaada

   - Noqoto QOF Guulaystay.

Meer InfoMinder Info

What's new in the latest 1.0.3

Last updated on 2018-08-14
*- Cillado ayaa la xaliyay
*- Waxqabadka ayaa la kordhiyay
*- Cillado ayaa lagu daray, si mar kale loo xaliyo!.

Oude versies van Xikmado

Supersnel en veilig downloaden via de APKPure-app

Eén klik om XAPK/APK-bestanden op Android te installeren!

Downloaden APKPure