在APKPure安全快速地下载APK
APKPure 使用签名验证功能,确保为您提供无病毒的 E-Ballami Dhakhtar APK 下载。
E-Ballami Dhakhtar waa Illaaliyaha Wakhtigaaga iyo Ballantaada
Waa adeeg kuu sahlaya in aad si fudud u hesho dhakhtarka aad rabto.
Waa adeeg kuu sahlaya in aad balansan karto dhakhtarkaad u baahan tahay.
Waa adeeg bukaanka u fududeynaya la kulanka dhakhtarka.
Waa adeeg aad si fudud isku diiwaangelin karto adiga oo jooga gurigaaga, goobtaada ganacsi iyo meel kasta oo aad ku sugan tahay.
E-Ballami Dhakhtar waa Illaaliyaha Wakhtigaaga iyo Ballantaada.