EKAAR waa iibiye Kaarar ka ku hadalka ayadoon qof bani aadan ah iibineyn.
E-KAAR waa program iibiya kaararka ku hadalka ee shirkadaha isgaarsiinta dalkeena soomaaliye, EKAAR waxaad ku diiwaan gashan kartaa macaamiishaada kadibna marka ay lacag kusoo diraan E-KAAR wuxuu u diri doonaa kaar u dhigma lacagta aysoo direen, adigaana u sheegaya ama baraya habka iyo qiimaha wax lagu iibinayo.