在APKPure安全快速地下载APK
APKPure 使用签名验证功能,确保为您提供无病毒的 Isbitaalka Indhaha Bulsho APK 下载。
Si fudud ugasoo dalbo dhaqaatiirta isbitaalka Indhaha ee Bulsho
Kusoo dhawoow Appka Dalbashada dhaqaatiirta ee Isbitaalka Indhaha ee Bulsho.
App-kan waxaad ka heli kartaa
1. Qeybaha uu isbitaalka ka koobanyahay
2. Xogta Dhaqaatiirta Isbitaalka
3. Lacagaha qaabilaada Bukaanada
4. Inaad si fudud Whatsapp iyo Wicitaan ula soo xiriiri karto Isbitaalka
5. In aad soo dalban karto qaabilaada Dhaqtarka adigoo gurigaaga ama goobtaada shaqo jooga.