Acerca del Hiil Data
Hiil Data waa aplicación kuu sahla inaad si fudud uga iibsato internetka.
Hiil Data waa adeeg kuu fududeynaya inaad si dhaqso leh oo ammaan ah uga iibsato xirmooyinka internetka shirkadaha dalka.
Waxaad si sahlan uga dooran kartaa:
shirkadda adeega
xirmada internetka
habboon qiimaha kugu
lambarka lagu shubayo
Aplicación Hiil Data wuxuu kaa caawinayaa:
inaad si fudud u aragto xirmooyinka la heli karo
inaad si degdeg ah u Sameyso dalab
inaad la socoto xaaladda dalabkaaga
inaad hesho adeeg nidaamsan oo fudud en la isticmaalo
Aplicación Astaamaha-ka:
muuqaal nadiif ah oo fudud
Dalab Sameyn degdeg ah
xulashooyin badan oo xirmooyin ah
la socodka dalabka iyo xaaladdiisa
adeeg ku habboon isticmaalka maalinlaha ah
Aplicación Hiil Data Waxaa loogu talagalay inuu kuu sahlanaado helitaanka adeegyada data-da si degdeg ah, ammaan ah, oo hab casri ah
Novedades más recientes 1.1.2
Información de Hiil Data APK
Descarga rápida y segura a través de APKPure App
¡Un clic para instalar archivos XAPK/APK en Android!




