O Hiil Data
Hiil Data to aplikacja kuu sahla inaad si fudud uga iibsato internetka.
Hiil Data waa adeeg kuu fududeynaya inaad si dhaqso leh oo ammaan ah uga iibsato xirmooyinka internetka shirkadaha dalka.
Waxaad si sahlan uga Dooran kartaa:
shikadda adeega
xirmada internetowa
qiimaha kugu haboon
lambarka lagu shubayo
Hiil Data App wuxuu kaa caawinayaa:
inaad si fudud u aragto xirmooyinka la heli karo
inaad si degdeg ah u sameyso dalab
inaad la socoto xaaladda dalabkaaga
inaad hesho adeeg nidaamsan oo fudud in la isticmaalo
Aplikacja Astaamaha:
muuqaal nadif ah oo fudud
dalab sameyn degdeg ah
xulashooyin badan oo xirmooyin ah
la socodka dalabka iyo xaaladdiisa
adeeg ku habboon isticmaalka maalinlaha ach
Hiil Data App Waxaa loogu talagalay inuu kuu sahlanaado helitaanka adeegyada data-da si degdeg ah, ammaan ah, oo hab casri ah
What's new in the latest 1.1.2
Informacje Hiil Data APK
Superszybkie i bezpieczne pobieranie za pośrednictwem aplikacji APKPure
Jedno kliknięcie, aby zainstalować pliki XAPK/APK na Androidzie!




