Quraanka Somali oo Maqal ah

Quraanka Somali oo Maqal ah

Holy Quran Apps
17/01/2024
  • 26.6 MB

    Tamaño de archivo

  • Android 7.0+

    Android OS

Acerca del Quraanka Somali oo Maqal ah

MP3 / audio / Tafsiir Af Soomaali Corán (Quraanka Kariimka) somalí Corán

Quraan (carabi: Qur'an; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle Allah (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed la paz sea con él.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.

Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (dios) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi Muxamed Mohamed la paz sea con él.svg (nnkh) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar oo ku bilaabmaysa Dihao gudbin jirey 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed la paz sea con él.svg (nnkh) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed la paz sea con él.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ah Qurao daga ku sobre él.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka o samaysan 7 aayadood ilaa laga laga laga aeayo laodila ilaa laga laga sugaaeo laaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa 6 aayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qooliya iyo xalisa dhama. Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay en kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi cera ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay en aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.

Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.

Mostrar más

Novedades más recientes 24.01.10

Last updated on 17/01/2024
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Mostrar más

Vídeos y capturas de pantalla

  • Quraanka Somali oo Maqal ah Poster
  • Quraanka Somali oo Maqal ah captura de pantalla 1
  • Quraanka Somali oo Maqal ah captura de pantalla 2
  • Quraanka Somali oo Maqal ah captura de pantalla 3
  • Quraanka Somali oo Maqal ah captura de pantalla 4
  • Quraanka Somali oo Maqal ah captura de pantalla 5
  • Quraanka Somali oo Maqal ah captura de pantalla 6
  • Quraanka Somali oo Maqal ah captura de pantalla 7

Información de Quraanka Somali oo Maqal ah APK

Última Versión
24.01.10
Categoría
Estilo de vida
Android OS
Android 7.0+
Tamaño de archivo
26.6 MB
Desarrollador
Holy Quran Apps
Disponible en
Descargas seguras y rápidas de APK en APKPure
APKPure utiliza verificación de firmas para garantizar descargas de Quraanka Somali oo Maqal ah APK libres de virus para ti.
APKPure icono

Descarga rápida y segura a través de APKPure App

¡Un clic para instalar archivos XAPK/APK en Android!

Descargar APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies