Our website uses necessary cookies to enable basic functions and optional cookies to help us to enhance your user experience. Learn more about our cookie policy by clicking "Learn More".
Accept All Only Necessary Cookies
ikon Quraanka Somali oo Maqal ah

24.01.10 by Holy Quran Apps


Jan 17, 2024

Tentang Quraanka Somali oo Maqal ah

MP3 / Audio / Tafsiir Af Soomaali Quran (Quraanka Kariimka) Somalia Al-Qur'an

Quraan (carabi: Qur’an; ingiriis: Alquran) waa kitaabka Alle Allah (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed saw.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.

Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (dewa) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed saw. 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Muhammad saw. Svg (nnkh) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Muhammad saw.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ah Qura ku ku m soo dagay Nebiga atas dia.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi laga ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka o samaysan 7 aayadood ilaa laga laga gaeeo sukaa 7 aayadood ilaadooda laga gaeeo sukaa 7 aayadood ilaadooda laga 6 aayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qooliya iyo xisa dhama, maalinta qame iyo. Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay di kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi lilin ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.

Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.

Terjemahan Memuat...

Informasi APL tambahan

Versi Terbaru

Permintaan Quraanka Somali oo Maqal ah Update 24.01.10

Diunggah oleh

Eyad Shalaby

Perlu Android versi

Android 7.0+

Available on

Mendapatkan Quraanka Somali oo Maqal ah di Google Play

Tampilkan Selengkapnya

Apa yang baru dalam versi terbaru 24.01.10

Last updated on Jan 17, 2024

Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

Tampilkan Selengkapnya

Quraanka Somali oo Maqal ah Tangkapan layar

Komentar Loading...
Bahasa
Berlangganan APKPure
Jadilah yang pertama mendapatkan akses ke rilis awal, berita, dan panduan dari game dan aplikasi Android terbaik.
Tidak, terima kasih
Mendaftar
Berlangganan dengan sukses!
Anda sekarang berlangganan APKPure.
Berlangganan APKPure
Jadilah yang pertama mendapatkan akses ke rilis awal, berita, dan panduan dari game dan aplikasi Android terbaik.
Tidak, terima kasih
Mendaftar
Kesuksesan!
Anda sekarang berlangganan buletin kami.