Tentang El-Marer School
Perlengkapan sekolah waa madal loogu talagalay ardada , macalimiinta iyo waalidiinta .
Macalinku wuxu ku qaadi karaa Attendanciga ardada , sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka .
Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale , natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi.
Ardayga ayaa heli doona dhamman xog walba oo isaga ku saabsan sida imtixaanadkiisa , xuduurkiisa , lacag bixntiisa , jadwalka imtixaanada iyo jadwalka xisooyinka .
Aplikasi-kaan waxaa kembangkan gareeyay shirkada ICT-da ee Jtech.
What's new in the latest 1.0.0
Last updated on Sep 7, 2022
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Informasi APK El-Marer School
Unduh APK dengan Aman dan Cepat di APKPure
APKPure menggunakan verifikasi tanda tangan untuk memastikan unduhan APK El-Marer School yang bebas dari virus untuk Anda.

Pengunduhan Super cepat dan aman melalui aplikasi APKPure
Sekali klik untuk menginstal file XAPK/APK di Android!