Informazioni su El-Marer School
Articoli per la scuola waa madal loogu talagalay ardada , macalimiinta iyo waalidiinta .
Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka .
Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale , natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi .
Ardayga ayaa heli doona dhamman xog walba oo isaga ku saabsan sida imtixaanadkiisa , xuduurkiisa , lacag bixntiisa , jadwalka imtixaanada iyo jadwalka xisooyinka .
Application-kaan waxaa sviluppare gareeyay shirkada ICT-da ee Jtech.
What's new in the latest 1.0.0
Last updated on Sep 7, 2022
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Informazioni sull'APK El-Marer School
Download APK sicuri e veloci su APKPure
APKPure utilizza la verifica delle firme per garantire download di APK El-Marer School senza virus per te.

Download super veloce e sicuro tramite l'app APKPure
Basta un clic per installare i file XAPK/APK su Android!