Informazioni su Baro Luqadda Ingiriisiga
App dhamaystiran oo gaar u ah barashada Ingiriisiga.
Codsi fiican oo lagu barto Luqadda Ingiriisiga dhammaan heerarka, laga bilaabo heerka A1 oo ku dhammaanaya heerka C2 illaa heerarka A2, B1, B2, C1 oo leh sharraxaad buuxa, dhammaystiran oo kala duwan dhammaan naxwaha Luuqadda Ingiriisiga.
App-ka waxa uu ku bilaabmaa in uu barayo xarfaha iyo sida loogu dhawaaqo, ka bacdina baraya erayada, naxwaha, qaab dhismeedka jumlada, waxaanan ku soo gabagabaynaa mawduucyo, sheekooyin, iyo sheeko.
Codsigu wuxuu taageerayaa qaabka "qoraalka-ku-hadalka" oo markaa waxaad ku baran kartaa luqadda Ingiriisiga dhawaaqa, sidoo kale waxaa ku jira astaanta "Ogaysiisyada" iyo shaashadda yar "Widgets" oo soo bandhigaya maalin kasta jumlad iyo qoraal cusub.
Codsiga waxa ugu wanagsan qaybta "English Chat" iyo "Somali Chat" oo u sahlaysa xidhiidhka ka dhexeeya ardaydu inay is bartaan oo ay ka doodaan, is waydaarsadaan khibradaha iyo xoojinta xirfadaha wada sheekaysiga dhexdooda.
What's new in the latest 1.4
Informazioni sull'APK Baro Luqadda Ingiriisiga

Download super veloce e sicuro tramite l'app APKPure
Basta un clic per installare i file XAPK/APK su Android!