Baro Luqadda Ingiriisiga

Baro Luqadda Ingiriisiga

Ibrahim Brainiacs
2022年08月26日
  • 5.0

    Android OS

このBaro Luqadda Ingiriisigaについて

App dhamaystiran oo gaar u ah barashada Ingiriisiga.

Codsi fiican oo lagu barto Luqadda Ingiriisiga dhammaan heerarka, laga bilaabo heerka A1 oo ku dhammaanaya heerka C2 illaa heerarka A2, B1, B2, C1 oo leh sharraxaad buuxa, dhammaystiran oo kala duwan dhammaan naxwaha Luuqadda Ingiriisiga.

App-ka waxa uu ku bilaabmaa in uu barayo xarfaha iyo sida loogu dhawaaqo, ka bacdina baraya erayada, naxwaha, qaab dhismeedka jumlada, waxaanan ku soo gabagabaynaa mawduucyo, sheekooyin, iyo sheeko.

Codsigu wuxuu taageerayaa qaabka "qoraalka-ku-hadalka" oo markaa waxaad ku baran kartaa luqadda Ingiriisiga dhawaaqa, sidoo kale waxaa ku jira astaanta "Ogaysiisyada" iyo shaashadda yar "Widgets" oo soo bandhigaya maalin kasta jumlad iyo qoraal cusub.

Codsiga waxa ugu wanagsan qaybta "English Chat" iyo "Somali Chat" oo u sahlaysa xidhiidhka ka dhexeeya ardaydu inay is bartaan oo ay ka doodaan, is waydaarsadaan khibradaha iyo xoojinta xirfadaha wada sheekaysiga dhexdooda.

もっと見る

最新バージョン 1.4 の更新情報

Last updated on 2022年08月26日
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
もっと見る

ビデオとスクリーンショット

  • Baro Luqadda Ingiriisiga のアンドロイド公式予告
  • Baro Luqadda Ingiriisiga スクリーンショット 1
  • Baro Luqadda Ingiriisiga スクリーンショット 2
  • Baro Luqadda Ingiriisiga スクリーンショット 3
  • Baro Luqadda Ingiriisiga スクリーンショット 4
  • Baro Luqadda Ingiriisiga スクリーンショット 5
  • Baro Luqadda Ingiriisiga スクリーンショット 6
  • Baro Luqadda Ingiriisiga スクリーンショット 7
APKPure アイコン

APKPureアプリで超高速かつ安全にダウンロード

Android で XAPK/APK ファイルをワンクリックでインストール!

ダウンロード APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies