Informazioni su SomNews Pro
Kala soco Xulka Wararka Af Soomaaliga kuwa ugu Xiisaha badan. INGLESE E SOMALI
asc,
Waxaa Jira kumanaan goobood oo lagala socdo ama laga akhristo wararka afka Soomaaliga, sida web, Facebook, What's up, YouTube iyo kuwo kale oo badan, haseyeeshee dhamaan waxay u baahanyihiin waqti lagu raadiyo taasoo qofka marzo mar uusan kahelinba wixii uu raadinayay, hadaba kawaran wararka kuwa ugu xiisaha badan oo aad ku heli karto a 1mirir kayar, waxaa mahad mudan Allahii inoo fududeeyay in aan usoo gudbino shacabka Soomaaliyeed goob ay si sahal ah ugala socon karaan wararka ugu xiisaha badan ee ku soo kordha wadanka gudihiisa iyo dibediisaba.
Bishaaro, waxaan idin soo xulnay kuwa ugu Jira wararka, waxaan kaloo weliba ku ogaysiinaynaa, in haddii aad tahay qoraa jecel in wararka aad qortid laga akhristo halkan, waxaan kaa codsanaynaa in aad noo soo gudbiso wararka adigoo nagala soo xiriiraya marka hore Emailkan hoos kuqoran.
Mahadsanidiin
eMail: [email protected]
What's new in the latest 4.2.1
English, Somali and Arabic.
Ka daawo halkaan Tv yada Soomaaliya ee bartooda Facebooga.
Informazioni sull'APK SomNews Pro
Vecchie versioni di SomNews Pro
SomNews Pro 4.2.1

Download super veloce e sicuro tramite l'app APKPure
Basta un clic per installare i file XAPK/APK su Android!