SomNews Pro

SomNews Pro

Uk Max app
2019年10月01日
  • 15.5 MB

    文件大小

  • Android 4.2+

    Android OS

關於SomNews Pro

Kala soco Xulka Wararka Af Soomaaliga kuwa ugu Xiisaha badan。 英語和索馬里

ASC,

Waxaa Jira kumanaan goobood oo lagala socdo ama laga akhristo wararka afka Soomaaliga,sida web,Facebook,What is up,YouTube iyo kuwo kale oo badan,haseyeeshee dhamaan waxay u baahanyihiin waqti lagu raadiyo taasoo qofka mar mar uusan kahelinba wixii uu raadinayay,hadaba kawaran wararka kuwa ugu xiisaha badan oo aad ku heli karto in 1mirir kayar,waxaa mahad mudan Allahii inoo fududeeyay in aan usoo gudbino shacabka Soomaaliyeed goob ay si sahal ah ugala socon karaan wararka ugu xiisaha badan ee ku soo kordha wadanka gudihiisa iyo dibediisaba。

Bishaaro,waxaan idin soo xulnay kuwa ugu Jira wararka,waxaan kaloo weliba ku ogaysiinaynaa,in haddii aad tahay qoraa jecel in wararka aad qortid laga akhristo halkan,waxaan kaa codsanaynaa in aad noo soo gudbiso wararka adigoo nagala soo xiriiraya marka hore Emailkan hoos kuqoran。

Mahadsanidiin

電子郵件:[email protected]

更多

最新版本4.2.1的更新日誌

Last updated on 2019年10月01日
Lasoco wararka Somali All News.
English, Somali and Arabic.
Ka daawo halkaan Tv yada Soomaaliya ee bartooda Facebooga.
更多

視頻和屏幕截圖

  • SomNews Pro 海報
  • SomNews Pro 截圖 1
  • SomNews Pro 截圖 2
  • SomNews Pro 截圖 3
  • SomNews Pro 截圖 4
  • SomNews Pro 截圖 5
  • SomNews Pro 截圖 6
  • SomNews Pro 截圖 7

SomNews Pro歷史版本

SomNews Pro 4.2.1

15.5 MB2019年10月01日
下載
APKPure 圖標

在APKPure極速安全下載應用程式

一鍵安裝安卓XAPK/APK文件!

下載 APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies