Aqoon Guud

Abdikani Waano
2019年12月02日
  • 10.0

    2 レビュー

  • 7.1 MB

    ファイルサイズ

  • Android 4.0+

    Android OS

このAqoon Guudについて

* Hubaal 'Aqoon Guud' In aad Wax Badan Kafaa'idi Doontid *

Aqoon Guud waa App ka kooban 6 qeybood muhiim ah oo kala ah:-

-99ka magaca ee Allaah:-

Qaybtaan waxaad ku baran doontaa、magacyada Alle iyo fasiraadiisa、oo aad wax badan ka kororsan doontid Insha'alah。

-Siiradii Nabiga Nnkh:-

Qaybtaan waxaad ku baran doontaa Sirradii Rasuulka scw laga soo bilaabo markuu ku soo biiray dunida ilaa uu ka geeriyoodo oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah。

-Xikmadooyin:-

Qaybtaan waxaad ku baran doontaa、murtida iyo hadal wanaaga adigoo kaa dhigi doono hadalkaaga mid ku qotomo murti iyo waayo aragnimo ku salaysan oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah。

-ウェイディモイヨワセリン:-

Qeybtaan waa qeyb kale oo ku baran doonto weydimo iyo warcelino kala duwan sida:-

1:Suaalooyin Diini。

2:Taariikhda Soomaaliya iyo wadamada kale ee caalamka。

3:Hal-xiraale。

oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah。

-Xulasho:-

Qaybtaan waa qeyb kale oo aad ku xulanayso Xikmadooyinka aad ka heshay:-

-Xasuusin Maalinle Ah:-

Qaytaan Waxaad ka heli Doontaan、oraah kiciso dareenkaada、maankaana ka shaqeysiiso、ku galiso himilo、kuu sahasho wadada guusha。

もっと見る隠す

最新バージョン 6.0 の更新情報

Last updated on 2019-12-02
✅ Waa Midka Ugu dambeeyay Appka Aqoon Guud

Aqoon Guudの旧バージョン

APKPureアプリで超高速かつ安全にダウンロード

Android で XAPK/APK ファイルをワンクリックでインストール!

ダウンロード APKPure