Aqoon Guud

Abdikani Waano
02/12/2019
  • 10.0

    2 بررسی ها

  • 7.1 MB

    اندازه فایل

  • Android 4.0+

    Android OS

درباره‌ی Aqoon Guud

* Hubaal 'Aqoon Guud' Inad Wax Badan Kafaa'idi Doontid *

Aqoon Guud waa App ka kooban 6 qeybood muhiim ah oo kala ah: -

-99ka magaca ee الله: -

Qaybtaan waxaad ku baran doontaa، magacyada Alle iyo fasiraadiisa، ooadad wax badan ka kororsan doontid Insha'alah.

-سیرادیی نبیگا ننخ: -

Qaybtaan waxaad ku baran doontaa Siiradii Rasuulka scw laga soo bilaabo markuu ku soo biiray dunida ilaa uu ka geeriyoodo oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.

-Xikmadooyin: -

Qaybtaan waxaad ku baran doontaa، murtida iyo hadal wanaaga adigoo kaa dhigi doono hadalkaaga mid ku qotomo murti iyo waayo aragnimo ku salaysan oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.

-Weydiimo iyo warcelin: -

Qeybtaan waa qeyb kale oo ku baran doonto weydimo iyo warcelino kala duwan sida: -

1: سوالوآئین دیینی.

2: Taariikhda Soomaaliya iyo wadamada kale ee caalamka.

3: Hal-xiraale.

oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.

-Xulasho: -

Qaybtaan waa qeyb kale oo aad ku xulanayso Xikmadooyinka aad ka heshay: -

-Xasuusin Maalinle آه: -

Qaytaan Waxaad ka heli doontaan، oraah kiciso dareenkaada، maankaana ka shaqeysiiso، ku galiso himilo، kuu sahasho wadada guusha.

نمایش بیشترنمایش کمتر

جدیدترین 6.0 چه خبر است

Last updated on 2019-12-02
✅ Waa Midka Ugu dambeeyay Appka Aqoon Guud

نسخه‌های قدیمی Aqoon Guud

دانلود فوق سریع و ایمن از طریق برنامه APKPure

برای نصب فایل های XAPK/APK در اندروید با یک کلیک!

دانلود APKPure