diktoor
  • 5.7 MB

    파일 크기

  • Teen

  • Android 4.3+

    Android OS

diktoor 정보

diktoor

Adeega diktoor waa adeeg casri ah oo bulshada ka caawinaaya iney si fudud u balansadaan cisbitaalkii ama dhakhtarkii ay rabaaan.

Habka is diiwaan gelinta.

Macmiilka wuu is diiwaan gelinayaa isaga oo adeegsanaaya teleefoon lambarkiisa.

Habka uu ushaqeeyo adeega diktoor

1. Macmiilku marka uu is diiwaan geliyo kadib wuxuu bogga koobaad ka dooranayaa “balanso dhakhtar”.

2. Macmiilku kadib waxa uu dooranaya isbitaalka uu rabo inuu lambar kajarto

3. Macmiilku wuxuu sii dooranaya qeybta uu isbitaalka ka rabo

4. Macmiilku wuxuu dooranayaa dhakhtarka uu rabo inuu balansado

5. Macmiilku waxa uu akhrisanayaa xogta dhakhtarka uu rabo inuu balansado

6. Macmiilku wuxuu buuxinayaa foomka xogta asaasiga ah ee looga baahanyahay bukaan kasta

7. Macmiilku wuxuu galinayaa lambarka uu rabo inuu lacagta ka baxsho

8. Macmiilku waxa uu bixinayaa lacagta lambarka dhakhtarka

9. Macmiilka waxaa u soo dhacaya fariin ay ku xusanyihiin isbitaalka, dhakhtarka iyo xilliga uu balansaday iyo serial lambar ugaara bukaanka.

10. Reception-ka isbitaalka waxaa u dhici doona fariin ay ku xusanyihiin warbixinta bukaanaka oo idil iyo serial lambarka goonida u ah bukaanka.

11. Bukaanku markuu isbitaalka tago waa la approve garey doona waxaana u dhici doona fariin cadeyneysa inuu helay kaarki uu dhakhtarka ku sugi lahaa u dhimantahayna kaliya inuu dhakhtarka la kulmo bukaankana u rajeyneysa inuu caafimaad helo.

더 보기

What's new in the latest 1.0

Last updated on Jul 21, 2019
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
더 보기

비디오 및 스크린 샷

  • diktoor 포스터
  • diktoor 스크린샷 1
  • diktoor 스크린샷 2
  • diktoor 스크린샷 3
  • diktoor 스크린샷 4
  • diktoor 스크린샷 5
  • diktoor 스크린샷 6

diktoor의 오래된 버전

diktoor 1.0

5.7 MBJul 21, 2019
다운로드
APKPure 아이콘

APKPure 앱을통한매우빠르고안전한다운로드

한번의클릭으로 Android에 XAPK/APK 파일을설치할수있습니다!

다운로드 APKPure
thank icon
사용자 환경을 개선하기 위해 이 웹 사이트의 쿠키 및 기타 기술을 사용합니다.
이 페이지의 링크를 클릭하면 당사의 개인 정보 보호 정책쿠키 정책에 동의하는 것입니다.
더 알아보기