카이보스 데이터 서비스 응용 프로그램에 대한 데이터를 다운로드 할 수 있습니다.
Waxaad ka iibsan kartaan xirmooyinka SomNet. Hada kadib uma baahnid in aad cid la hadashid ama qarash telefan ku bixisid si laguugu shubo xirmo SomNet hadii aad isticmaashaan Dir Data Service app. Sidoo kale ka waxaad ka heli doontaa Adeegyada EVC Plus, ANFAC iyo Artimet