APKPure에서 안전하고 빠른 APK 다운로드
APKPure는 바이러스 없는 Guuroow M.G Xayow Badar macune APK 다운로드를 위해 서명 확인을 사용합니다.
Guuroow M.Gacal Xayoow Badar macune
Guuroowgaan waxaa kuu tiriyay Abwaanada Kala Ah
Abwaan Maxamed Gacal Xaayow Alaha U Naxariisto
Iyo Abwaan Badar Macune.
Abwaanada waxeey wax badan
guubaabiyay umada soomaaliyeed
iyo dhiiri gilin ku saabsan beeraha dhaqanka iyo bulshada
intaas ka bacdi Abkaan Waxaa Kuu Habeeyay ama soo diyaariyay
Cabdi Cali Bile iyo Raxmo Bashiir Cali
Waa Mahadsantihin