Ka iibso Miiroon 데이터 서비스 응용 프로그램에 대한 정보 Somnet Data oo Raqiis ah
Waxaad ka iibsan kartaan xirmooyinka SomNet. Hada kadib uma baahnid in aad cid la hadashid ama qarash telefan ku bixisid si laguugu shubo xirmo SomNet hadii aad isticmaashaan Miiroon Data Service app. Sidoo kale ka waxaad ka heli doontaa Adeegyada EVC Plus, ANFAC iyo Artimet