카 아이보 Shaaciye 데이터 서비스 응용 프로그램에 대한 데이터
Waxaad ka iibsan kartaan xirmooyinka SomNet. Hada kadib uma baahnid in aad cid la hadashid ama qarash telefan ku bixisid si laguugu shubo xirmo SomNet hadii aad isticmaashaan Shaaciye Data Service app. Sidoo kale ka waxaad ka heli doontaa Adeegyada EVC Plus, ANFAC iyo Artimet