Our website uses necessary cookies to enable basic functions and optional cookies to help us to enhance your user experience. Learn more about our cookie policy by clicking "Learn More".
Accept All Only Necessary Cookies

Mengenai Diiwaanka Mirqaanka

Sheekooyin Iyo Qisas ku Saabsan Qaadka ...

1. Hindise lagu yareynaayo Aafada Qaadka.

1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ka Hortagista Qaadka.

 Qaadku waa aafo Qaran, Hadii ay Ahaan lahayd dhinaca Ekonomi cafimaadka Iyo qoskaba.

1.2. Ujeeddada Xeerka

 Xeerkani wuxuu aasaasayaa komishan awood fulineed u leh Hawlaha loo igmaday.

 Komishanku wuxuu ka shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, Hadii ay Ahaan lahayd warshado, beero Iyo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo Lugu badalo ka qanacsiga qaadka.

1.3. Hannaanka Curinta Xeerkan.

 Waxa curinta sharcigan loo racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada Somaliland, farqadihiisa 2aad Iyo 3aad.

 Xubno ka tirsan golaha wakiilada.

o Abaabulayasha mashruucani waxay takeero ka raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda ka pertengahan ah, iyaga oo codka ay xaqqa u leeyihiin ugu hiilinaya xaqqa.

o Waxa laga xulanayaa seddexda xisbi Qaran pertengahan walba 5 musharax, musharaxiintan waxa loo balan qadayaa dalam la taageero.

 Shuruudaha ay ku mudanayaan tageeridu waa page:

o Dalam aan loo eegin qabiil.

o Dalam xildhibaanku balan qaado dalam uu xeerkan meel mariyo marka la doorto.

o Dalam xildhibaanku ka qayb qaato wacyigalinta mashruucan inta uu socdo.

 Muwaadiniin cod ah bixiyayaal oo gaadhaya 5000 oo qof.

o Waxa la abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo ka kooban laba dabaqadood:

a) Koox Hal-Door ah oo ka kooban 100 qof

b) Unugyada oo ka kooban hal haldoor ah oo raadsata 50 qof oo isaga hoos yimaada oo taageera, Isu geyn waa 100 * 50 = 5000 oo qof.

1.4. Hawlaha Horyaala Komishanka

 Komishanku wuxuu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn ee soo waarida Qaadka.

 Waxa la soo saaraya Liis Rasmi ah oo maxkamada sare loo gudbiyo, ujeedaduna waa dalam aan hodhow cid kale lagu darin, oo wixii faa'iido ahi Gaar u noqdaan liiskaa hore.

 Talaabada xigta taa waa dalam la qiimeeyo hantida ay haystaan ​​ganacsatadani kain buruk Iyo dumarba inta ay tahay, tusale Ahaan Hadii liisku noqdo 200 qof oo mikdiiba haysto celcelis Ahaan $ 2.5 juta ($ 500 juta).

 Dalam la qorsheeyo sidii ganacsatadani ganacsiga qaadka ugu badali lahaayeen nooc kale oo ganacsi ah.

 Waa dalam la daraasadeeyo warshadaha Iyo ganacsiga loo Digo-Rogan karo, ee la jaan qadhi kara dhaqan-Ekonomi dadka. Tusaale Ahaan Hadii ay hantidu noqoto $ 500JutaRMB, waxa ay kicin karaan 20 warshadaha oo nooca fudud ah.

 Marka la sugo mashaariicda ganacsiga ee qof walba ku haboon, waa dalam la soo saaro xeer madaxwayne (degreeto) oo Faraya awaamiirta hoos ku Al Quran:

o Dalam sifo sharci ah loo cayimo muddo aan cid kale warshadaha la cayimay aan loo ogalaan.

o Dalam sifo sharci ah loo siiyo Dzul, waa illeyn xAI raadise.

o Dalam sifo sharci ah loo magacaabo Gudi dabagal ku samaysa Hawlaha mashruucan.

o Talaabada ugu danbaysaa waa dalam fulintii la bilaabaa, waxaana loo bilaabi karaa sida hoos ku xusan:

 Waa dalam si qunyar qunyar ah loo joojiyo xadiga la soo waaridayo.

 Waa dalam ganacsadaha loo sheego dalam uu macaamiishiisa kolayada uu u yareeyo kolba Kolka ka danbeysa, tusaale Ahaan Kolka hore waa dalam uu dhimaa 20%, 40%, 60%, ...

 Dhinaca kolayada, waa dalam dawladaha dhexe ay soo rogaan amar sheegaya dalam 20kii qofba ay kolayadooda u Qol kireeyaan. kolkaa sakaddiiba waxa laga helayaa Qol lagu iibiyo qaadka, ileyn qof kasta oo qaadka cunaa badi wuxuu leeyahay macmiil, markaas wuxuu ugu tagi karaa qolkaasi, markaas waxa laga yaabaa dalam qofkiiba ku soo hagaagaan $ 5 amase $ 10.

 Kolka ugu danbaysana, tusaale Ahaan 5 sano ka dib, waa dalam la soo saaro xeer baarlamaan oo 100% mamnuucaya ka ganacsiga qaadka.

1.4.1. Mulkiilayasha Kolayda Qaadka

 Mulkiilayaashani waa dabaqada labaad ee silsilada ka-ganacsiga qaadka, waana qaybta ugu badan, waxa ka pertengahan ah dumar Iyo kain buruk, celcelis Ahaan waxay ka helaan shaqada lacag u dhaxaysa 30,000 ilaa 150,000 oo Shilin maalintiiba.

... ... ...

Terjemahan Memuatkan...

Maklumat APLIKASI tambahan

Versi Terbaru

Minta Diiwaanka Mirqaanka Kemas kini 1.0

Dimuat naik oleh

أبو رمضان

Memerlukan Android

Android 2.2+

Available on

Dapatkan Diiwaanka Mirqaanka melalui Google Play

Tunjukkan Lagi

Apa yang baru dalam versi terkini 1.0

Last updated on Dec 30, 2017

Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

Tunjukkan Lagi

Diiwaanka Mirqaanka Tangkapan skrin

Memuatkan Komen...
Bahasa
Langgan APKPure
Jadilah yang pertama untuk mendapatkan akses kepada pelepasan awal, berita, dan panduan permainan dan aplikasi Android terbaik.
Tidak, Terima kasih
Daftar
Berjaya berjaya!
Anda kini melanggan APKPure.
Langgan APKPure
Jadilah yang pertama untuk mendapatkan akses kepada pelepasan awal, berita, dan panduan permainan dan aplikasi Android terbaik.
Tidak, Terima kasih
Daftar
Kejayaan!
Anda kini melanggan surat berita kami.