Murtida Abwaanka

Murtida Abwaanka

Soomaal Tech
Jul 30, 2021
  • 13.0 MB

    Saiz Fail

  • Android 4.1+

    Android OS

Mengenai Murtida Abwaanka

Murtida Abwaanku waa qormo kooban oo dhaxal reebi doonta suugaanta soomaalida.

Runtii, waxa afkeena shiiqiyay kuwo shisheeye, waxaana lumay milgihii Iyo qaayahii murtida Soomaalidu lahayd. Heer ay hal-ku-dhegyadeenii gabaabsi kuba noqdeen addeegsigii bulshada oo iyagu joogteeyay kuwo qalaad. Dhamaana waxaa la hilmaamay ku-halqabsiga weedhihii Caan baxay Iyo ideyl murtidii duugga ahayd ee dadkeena, taasoo maalinba maalinka xigana ay ereyo qalaad ku soo biirayaan afka-Soomaaliga oo uu sii fasaqmaayo.

Anaguna, arrimahaa adalah biirsaday awgood waxa aanu daneynay, oo uu Isku deygani ka yimid nooleynta mahadhooyinkii suugaameed ee Soomaalida qaarkood si loogu halqabsan karo. Sidaa darteed, kala shaandheyn kadib waxaanu dhiganahan kooban ku uruurinay waaxo ka pertengahan ah suugaantaasi.

Hubaal, murtida suugaan-yahanka Soomaalidu cara badan tahay, mana ku soo koobmi Karto hal dhigane Iyo laba Toona, se waxaan rajaynaynaa dalam ay qormadan koobani si wanaagsan ugu addeegi doonto dadkeena, siyaabaha looga faa'iidaysan karo qormadana waxaa ka pertengahan ah:

- Dalam sheekooyinka guud Iyo Kuwa gaarka ah, ee qaar Al Quran Iyo kuwo Hadal ku-gudbaba leh lagu dhex addeegsan karo.

- Dalam dhextaal Iyo halqabsi ay hadalka ku qurxistaan ​​u ahaadaan khudbeeyayaasha kala gedisan, goor kasta.

- Dalam lagu kaftamo oo dadku ku sheekaysan karo, IWM ...

"Murtidan qaarkood waxa aanu ka soo xiganay mareego dhowr ah, oo iyagu keydiya suugaanta, abbaal weynna aanu u hayno dedaalkooda ..."

Tunjukkan Lagi

What's new in the latest 9.0

Last updated on Jul 30, 2021
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Tunjukkan Lagi

Video dan tangkapan skrin

  • Murtida Abwaanka penulis hantaran
  • Murtida Abwaanka syot layar 1
  • Murtida Abwaanka syot layar 2
  • Murtida Abwaanka syot layar 3

Versi lama Murtida Abwaanka

APKPure ikon

Muat Turun Super Pantas dan Selamat melalui Apl APKPure

Satu klik untuk memasang fail XAPK/APK pada Android!

Muat Turun APKPure
thank icon
Kami gunakan kuki dan teknologi yang lain pada laman web ini untuk menambah baik pengalaman anda.
Dengan klik mana-mana pautan pada halaman ini, anda bersetuju dengan Dasar Privasi dan Dasar Kuki kami.
Baca Yang Selanjutnya